Qiimo $50 dhan. Siismadan waxay ansax u tahay codsiyada cusub oo keliya. Siismadan waxay shaqaynaysaa waqti xaddidan.
$50 Value. Offer valid for new applications only. Hurry! Offer valid for a limited time.
La kulan Evie: ku shaqeeya awood koronto dib loo cusbooneysiinkaro, wadaaga baabuurta wada-korontada ah ee Magaalooyinka Mataanaha ah. Socdaallada halka-dhinac ah ee qaata daqiiqad, saacad, ama maalin.
Kaarikeynta/
danabeynta
Qiimaha kaarikeynta/danabeynta waa uu kujiraa. Adigu ka kaarikeyso/danabeyso meelaha green EV Spot Charging oo hel $4 oo ah Lacga Gaari Kuwadasho, ama haddii batarigu hoos u dhaco 25% ama uu ka hooseeyo marka aad ku soo dhammayso safarkaaga gudaha Aagga Guriga, kooxdayada ayaa kuu kaarikeyn/danabeyn doontaa.
Baarkinka
Qiimaha baarkinku waa uu kujiraa. Ku soo afjaridda safarrada magaalada Saint Paul iyo Minneapolis ee mitirka baarkinka waddada kuyaal ee magaalada, meelaha oggolaanshaha baarkinka la deggan yahay, iyo meelaha baabuurta la dhigto ee Evie oo bilaashka ah.
Caymis
Caymisku waa uu ugu jiraa dhammaan xubnaha la ansixiyay. Ku darso qorshahaaga xubinimada billaha ah si looga dhaafto $1,000 oo ah dallacaadda haddii aad shil gasho, sidoo kale hel faa’iidooyin kale oo dheeraad ah!